HomeCaalamkaShaqaale Caafimaad oo shil ku dhintay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Shaqaale Caafimaad oo shil ku dhintay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ugu yaraan afar qof oo ka tirsan shaqaalaha caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku dhintay shil ka dhacay waddada u dhaxeysa magaalooyinka Qabribayax iyo Jigjiga. Shaqaalaha oo ahaa saddex rag ah iyo hal dumar ah ayaa ka yimid Dagmada Guunagado oo ay ka wadeen baaritaan la xiriira Nafaqa darrada hooyooyinka iyo carruurta. Shilka ayaa […]

- Advertisement -

Ugu yaraan afar qof oo ka tirsan shaqaalaha caafimaadka ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa ku dhintay shil ka dhacay waddada u dhaxeysa magaalooyinka Qabribayax iyo Jigjiga.

Shaqaalaha oo ahaa saddex rag ah iyo hal dumar ah ayaa ka yimid Dagmada Guunagado oo ay ka wadeen baaritaan la xiriira Nafaqa darrada hooyooyinka iyo carruurta.

- Advertisement -

Shilka ayaa dhacay kaddib markii ay hawshoodi shaqo soo guteen, waxaana durbaba lagu aasay xabaalaha buurta-Kaara-Mardha ee magaalada Jigjiga.

Cabdisalaan Yuusuf Ibraahin oo ah madaxa baarista shilalka gobolka faafaan ayaa BBC-da u sheegay in shilka uu ka dhashay kaddib markii baabuurkii ay la socdeen shaqaalaha caafimaadka uu si xowli ah ku socday isla markaasna darawalkii baabuurka uu lumiyay kontroolka.

Wuxuu intaasi ku daray in darawaliinta qaar aysan haysanin sharciga ay ku kaxeeyaan baaburta ee dowladda siiso qofka sida habsamida leh u bartay dhammaan shuruucda waddooyinka iyo kaxeynta baabuurta.

- Advertisement -

BBC SOMALI

Latest stories