HomeCaalamkaAkhriso:-Maxay kawada hadli doonaan Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda?

Akhriso:-Maxay kawada hadli doonaan Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda?

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xalay soo geba-gabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Turkiga isaga oo u ambabaxay dalka Uganda.

Inta uusan Madaxweynaha kasoo ambabixin Turkiga waxa uu kulan la yeeshay dhigiisa dalkaas  Mudane Rajab Dayib Ordogaan,iyaga oo ka wada hadlay sare u qaadista xiriirka labada dal, xoojinta iskaashiga, wadajirka iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya labada shacab.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu dalka Uganda kula kulmi doonaa Madaxweynaha dalkaas Yoweri Musevani,waxaana ay kawada hadli doonaan sii xoojinta xiriirka labada dal,iyo dardar gelinta howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab maadaama dowladda Uganda ay Ciidamo ka joogaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa safarka uu ku joogo Ugandha soo geba-gabeyn doono,isaga oo dib ugu soo laaban doono Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Latest stories