HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Turkiga Erdogan oo kulan yeeshay

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo dhigiisa Turkiga Erdogan oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka turkiga ayaa waxaa uu kulan la qaatay dhigiisa dalkaasi Turkiga Recep Tayyib Erdogan.

Kulankaas ayaa lagu qabtay xarunta Vahdettin Pavilion ee degmada Uskudar,waxaana uu ahaa mid ay Al-baabada u xirnaayeen,waxaana ay uga hadleen qodobo dhowr ah.

- Advertisement -

War ka soo baxay Madaxtooyada Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Turkiga ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta xiriirka labada dal.

Safarka Madaxweyne Farmaajo uu ku joogo Turkiga oo ahaa mid aan horay loo sii shaacin ayaa ka dambeeyay kadib Casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaas,xilli Madaxwyene Farmaajo uu ku sugnaa dalka Talyaaniga.

Dowladda Turkiga ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha taageerada weyn u fidiyay Soomaaliya xilliyadii adkaa,iyada oo Saldhigga ugu weyn Qaarada Afrika ka furtay Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Latest stories