HomeCaalamkaMadaxweyne Farmaajo oo la kulmaya dhigiisa dalka Turkiga

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmaya dhigiisa dalka Turkiga

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hatan ku suan Magalada Istanbul ee dalka turkiga ayaa la filaya ain saacadaha soo socdo uu la kulmo dhigiisa dalkaas Rajab Dayib Urdugan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho mudo Saddex Cisho ah qaadatay waxa uu ku tegay dalka Talyaaniga,isaga oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha,Ra’iisul Wasaaraha iyo guddoomiyeyaasha labada Aqal ee dalka Talyaaniga.

- Advertisement -

Madaxdii Talyaaniga ee uu la kulmay Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa ay kawada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, waxbarashada, maalgashiga iyo horumarinta.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhigiisa dalka turkiga kala hadli doono arrimo badan,maadaama Turkiga uu Soomalaiya ka caawiyo dhinacyo badan.

Latest stories