HomeCaalamkaSawirro:-Ciidamadii Ururka ONLF ka joogay Eritrea oo laga dejiyey Magaalada Jigjiga

Sawirro:-Ciidamadii Ururka ONLF ka joogay Eritrea oo laga dejiyey Magaalada Jigjiga

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Waxaa Maanta Magalada Jigjiga ee Dowlad deegaanka Soomaalida laga dejiyay Ciidamadii Jabhadda ONLF ee xoreynta Soomaali Galbeed,kuwaas oo ka ambabaxay Magalada Asmara ee Caasimadda Ereteriya.

Ciidamaas oo ah kuwa aan hubeysneyn ayaa waxaa Asmara ka qaaday Diyaarad ay leedahay shirkadda Itoabiya Airlines,waxaana ay ka dejisay Garoon ku yaalla Magalada Jigjiga.

- Advertisement -

Boqolaal ka mid ah Shacabka Magalada Jigjiga ayaa Ciidamaas kusoo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garad Wiilwaal ee Magalada Jigjiga.

Ciidamadaan aya mudo dhowr Sano ka tirsanaa Jabhadda ONLF,waxaana imaatinka Magalada Jigjiga ay ka dambeysay heshiis dhexmaray dowladda Itoobiya iyo ONLF,isla markaana ururkaasi loo ogolaaday inuu noqdo urur siyaasadeed aan hubeysneyn.

Latest stories