HomeWararSawirro:-Madaxweynihii hore ee Somalia oo kulan leh Golaha Wasiirada Jubbaland

Sawirro:-Madaxweynihii hore ee Somalia oo kulan leh Golaha Wasiirada Jubbaland

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa kulan uga socdaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismaayo booqasho ku jooga Golaha Wasiirada Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Xildhibaamo ka tirsan Jubbaland iyo Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana kulanka looga hadlayaa xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo Arrimo kale. Kulanka ayaa sidoo […]

- Advertisement -

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa kulan uga socdaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud oo Kismaayo booqasho ku jooga Golaha Wasiirada Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ah Xildhibaamo ka tirsan Jubbaland iyo Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana kulanka looga hadlayaa xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo Arrimo kale.

- Advertisement -

Kulanka ayaa sidoo kale ah mid lagu soo dhaweynayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqashadii ugu horeysay ku tegay Kismaayo tan iyo markii looga adkaaday doorashadii dalka ka dhacday 8 Bishii Febaraayo Sanadkii tegay ee 2017.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories