HomeWararNISA oo shaacisay inay howgal ku qabatay Xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya

NISA oo shaacisay inay howgal ku qabatay Xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal ay ka fuliyeen Magalada Muqdisho ay kusoo qabteen Xubno ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya. Qoraal lagu daabacay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka uu dhacay xalay oo ku beegneed 19/11/2018 abaara 11-ka fiidnimo,isla markaana howlgalka uu u dhacay […]

- Advertisement -

Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal ay ka fuliyeen Magalada Muqdisho ay kusoo qabteen Xubno ka tirsan Kooxda Daacish-ta Soomaaliya.

Qoraal lagu daabacay Barta twitter-ka ee Hay’adda NISA ayaa waxaa lagu sheegay in howlgalka uu dhacay xalay oo ku beegneed 19/11/2018 abaara 11-ka fiidnimo,isla markaana howlgalka uu u dhacay sidii loogu talo galay.

- Advertisement -

“Abaare 11-ka fiidnimo ee 19-ka November, 2018, ciidamada amniga ayaa magaalada Muqdisho kasoo qabtay xubno ISIS ah.

Howlgalkan ayaa si taxadar leh oo cidi wax kunoqon u fulay.Soo qabashada xubnahaan ayaa Dhantaalaysa dhagarta ay ISIS u maleegayeen shacabkeena.

NISA mashaacin tirada iyo Magacyada Xubnaha ay sheegeen inay qabteen ee ka tirsanaa Kooxda Daacish,waxana NISA inta badan ay sheegtaa in hwolgallada ay fuliyana kusoo qabtaan xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Latest stories