HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo sheegtay in Xubno ka tirsan Shabaab ku dileen dagaal ka...

Dhageyso:-Galmudug oo sheegtay in Xubno ka tirsan Shabaab ku dileen dagaal ka dhacay G/Galgaduud

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dagaal culus ayaa Al-Shabaab iyo Ciidamada Maamulka Galmudug waxa uu ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Ceebeere ee Gobolka Galgaduud,kaas oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaan u dhow deegaanka Golangole ee isla Gobolka Galgaduud,waxana uu yimid kadib markii deegano ka tirsan gobolkaas ay galeen rag ka tirsan […]

- Advertisement -

Dagaal culus ayaa Al-Shabaab iyo Ciidamada Maamulka Galmudug waxa uu ku dhexmaray deegaano hoostaga degmada Ceebeere ee Gobolka Galgaduud,kaas oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay deegaan u dhow deegaanka Golangole ee isla Gobolka Galgaduud,waxana uu yimid kadib markii deegano ka tirsan gobolkaas ay galeen rag ka tirsan Al-Shabaab.

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka degmada Ceelbuur ahna kusimaha Gudoomiyaha Maxamed Sheekh  Maxamuud oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in dagaalkaas ay ku dileen 4 ka mid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab,isla markaana uu jiro khasaaro kale.

Sidoo kale wax uu hadalkiisa intaasi ku daray in dagaalka ama howlgalka ka dhanka ah Al-Shababa ay siiwadi doonaan,isla markaana uusan joogsan doonin ilaa ay ka saarayaan deeganada Galmudug.

Gaba gabadii ayaa waxa uu sheegay in dagaalka uu ahaa mid ay uga hartagayeen Al-Shabaab oo doonayay in ay Xoolo si awood ah uga qaataan dadka ku nool tuulooyin ka tirsan gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

 

Latest stories