HomeWararDEG DEG:-Gaariga Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la Qarxiyay

DEG DEG:-Gaariga Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la Qarxiyay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah  Degmooyinka Gobolka Banaadir ,kaasi oo ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaasi ayaa waxaa lagu soo xiray gaari uu lahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya. Dad Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in Qarax uu ka dhashay Khasaro […]

- Advertisement -

Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo kamid ah  Degmooyinka Gobolka Banaadir ,kaasi oo ka dhacay wadada Maka Al Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa lagu soo xiray gaari uu lahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Dad Goobjoogayaal ayaa Dalsan u sheegay in Qarax uu ka dhashay Khasaro kala duwan,waxaana gaariga uu ku qarxay Wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al Mukarama.

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxa lagu soo xiray gaariga uu lahaa Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories