HomeWararMadaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Kismaayo

Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan Kismaayo

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ayaa la filayaa in uu Maanta bilaabo safaro uu ku tagayo qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

Maanta ayaa la filayaa  safarkiisa ugu  horeeya uu ku tago Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland kadib doorashadii looga adkaayay 8 Bishii Febaraayo Sanadkii tegay ee 2018.

Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh uu Maanta ku tagayo Kismaayo ayaa la sheegay in uu bilaaw u yahay safaro kale uu ku tegi doono Xarumaha Maamul goboleedyada dalka ka jira.

Shalay Gelinkii dambe waxaa Kismaayo gaaray wafdi horudhac u ah safarkiisa,kuwaas oo isugu jiro Xildhibaanada labada Aqal,isla markaana ka mid ah Xisbiga uu hoggaamiyo ee UPD.

Booqashadaan ayaa ku soo aadeysa xilli khilaaf xoogan uu ka dhaxeeyo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada,waxaana Maamulka Jubbaland uu yahay maamulkii ugu horeeyay ee dhisma xilligii Madaxweyne uu  dalka ka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories