HomeCaalamkaShirkadda Kenya Airways oo dib u dhigtay Duullimaad ay maanta ka bilaabi...

Shirkadda Kenya Airways oo dib u dhigtay Duullimaad ay maanta ka bilaabi lahaayeen Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Sida uu qorshuhu ahaa Duullimaadkii ugu horeeyey ee Shirkadda Kenya Airlines waxa uu bilaaban lahaa maanta (15-ka November), iyadoo isaga kala gooshi lahayd Garoonka Jomo Kenyata ee Nairobi iyo Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho. Hadal ka soo baxay Maamulka Kenya Airways ayaa lagu shaaciyey inay Duullimaadkaasi bilaabi doonaan bisha soo socota ee December 5-da. Diyaarad […]

- Advertisement -
Sida uu qorshuhu ahaa Duullimaadkii ugu horeeyey ee Shirkadda Kenya Airlines waxa uu bilaaban lahaa maanta (15-ka November), iyadoo isaga kala gooshi lahayd Garoonka Jomo Kenyata ee Nairobi iyo Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho.
Hadal ka soo baxay Maamulka Kenya Airways ayaa lagu shaaciyey inay Duullimaadkaasi bilaabi doonaan bisha soo socota ee December 5-da.
Diyaarad nooceedu yahay Jambojet Bombardier Dash 8 ayaa la filayaa in loo adeegsado Duullimaadka Nairobi iyo Muqdisho.
Dhinaca kale, Dowladda Burundi ayaa hakisay qorshe ay Kenya Airways u adeegsan lahayd Diyaaradaas inay isaga kala gooshto Nairobi iyo Bujunbura, sababo la xiriira Diyaaradaasi oo aan lahayn qeyb u gaar ah Madaxda iyo Ganacsatada ku safri lahaa Diyaaradda nooceedu yahay Jumbo Jet, Bombardier Dash 8 Q400.
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts