HomeCaalamkaGolaha Ammaanka ee QM oo kulan ka leh Khilaafka DFS iyo Maamul...

Golaha Ammaanka ee QM oo kulan ka leh Khilaafka DFS iyo Maamul Goboleedyada

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

15-ka xubnood ee Golahaasi waxay caawa kulan khaas ah ka yeelan doonaan khilaafka gaagaxay ee ay DFS iyo Maamul-gobaleedyada ku kala irdhoobeen. Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia,  Nicholas Hayson ayaa la filayaa inuu Golaha Ammaanka QM faahfaahin ka siiyo xogta khilaafka DFS & Maamul-gobaleedyada iyo kulamadii uu la soo yeeshay Madaxweynayaasha […]

- Advertisement -

15-ka xubnood ee Golahaasi waxay caawa kulan khaas ah ka yeelan doonaan khilaafka gaagaxay ee ay DFS iyo Maamul-gobaleedyada ku kala irdhoobeen.

Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia,  Nicholas Hayson ayaa la filayaa inuu Golaha Ammaanka QM faahfaahin ka siiyo xogta khilaafka DFS & Maamul-gobaleedyada iyo kulamadii uu la soo yeeshay Madaxweynayaasha MG Puntland, Jubbaland, Hirshabelle iyo Madaxweynihii K/G ee is-casilay.

- Advertisement -

Ergayga waxa kale uu Golaha Ammaanka u gudbin doonaa Digniintii La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo ee dhinaca Ammaanka, kaasi oo QM uga digay inay soo farageliyaan Arrimaha Doorashada ee Maamulka K/Galbeed.

Sidoo kale, Ergayga Ururka Midowga Afrika, Francisco Madeira ayaa la filayaa inuu Golaha Ammaanka caawa u gudbiyo Warbixin ku aadan Hawlgalka AMISOM ka wadaan qeybo ka mid ah Somalia.

Si kastaba ha ahaater, Kulanka xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo ah Kulankii 8398  waxa uu dhici doonaa caawa  xilliga Muqdisho oo ku beegan 10-ka subaxnimo ee xilliga magaalladda New York.

Latest stories