HomeMaqalDhageyso:-Gaadiid farabadan oo ku xayiran duleedka degmada Afgooye

Dhageyso:-Gaadiid farabadan oo ku xayiran duleedka degmada Afgooye

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Gaadiidkaan oo u badan kuwa Xamuulka qaada ayaa waxa ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa Magaalooyinka Walaweyn iyo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Mas’uuliiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegeen in Gaadiidkas ay xayireen Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,kuwaas oo ku soo rogay lacago xadhaaf ah.

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle ayaa u sheegay Radio Dalsan ayaa sheegay in Gaadiidkaas oo ka baxay muqdisho uu halkaasi ku xayiran yihiin in ka badan todobaad.

Waxa uu sheegay in Ciidamada Dowladda ay Gaadiidkaas ka dalbadeen in midkiiba uu bixiyo min $5000,(Shan Kun) oo Dollar taasina aysan awoodin Gaadiidleyda.

Isaga oo sii hadlayay ayuu sheegay in sababta ay Ciidamada Dowladda Gaadiidkaas ay u xayireen ay tahay in aan weli lasiin wax mushaar ah,taasina ay keentay in Gaadiidleyda ay culeys saaraan

Warkaan ka soo yeeray Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose weli wax jawaab ah kama bixin Saraakiisha Ciidamada Dowladda ee Gobolkaas.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories