HomeWararAkhriso:-Khasaaraha ka dhashay dagaal markale ka dhacay deegaanka Mooyaale

Akhriso:-Khasaaraha ka dhashay dagaal markale ka dhacay deegaanka Mooyaale

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Dagaal ayaa mar kale saaka ka qarxay magaalada Mooyaale ee dalka Itoobiya, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo. Dad goob joog ah ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawacyaba ay jiraan, isla markaasna labada dhinacba ay dab qabadsiiyeen guryo iyo xafiisyo ay dad Shacab ah deganaayeen. Dad badan oo shacab ah ayaa isaga firxaday guryahooda,kuwaas […]

- Advertisement -

Dagaal ayaa mar kale saaka ka qarxay magaalada Mooyaale ee dalka Itoobiya, sida ay sheegayaan wararka halkaas laga helayo.

Dad goob joog ah ayaa sheegay in dhimasho iyo dhaawacyaba ay jiraan, isla markaasna labada dhinacba ay dab qabadsiiyeen guryo iyo xafiisyo ay dad Shacab ah deganaayeen.

- Advertisement -

Dad badan oo shacab ah ayaa isaga firxaday guryahooda,kuwaas oo ka cabsi qaba in uu saameyn ku yeesho dagaalkaas u dhaxeeya labada qowmiyadood.

In ka badan 10 ruux ayaa lagu soo waramayaa in dagaalkii ka dhacay mooyaale ay ku geeriyooden,kuwaas oo isugu jira Soomaali iyo Oromo.

Majirto cid weli kala dhex gashay dadkaasi dagaalamaya,waxaana horay u jirtay inay fashilmeen waan waan lagu doonayay in lagu kala dhex galo.

Latest stories