HomeWararMadaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo eedeyay Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland Dr. Gaas oo eedeyay Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto. Waxaa kaloo uu sheegay in maamul goboleedyada ay masuuliyad xooggan ka saaran tahay shacabka ay matalaan kuna sugan ay maamulaan. Sidoo kale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda dhexe ee federalka Soomaaliya ay rabto inay awoodaha, daqliga iyo dhismaha dowladnimo iyo xariirka dibadda ay rabto in iyada isku koobto.

Waxaa kaloo uu sheegay in maamul goboleedyada ay masuuliyad xooggan ka saaran tahay shacabka ay matalaan kuna sugan ay maamulaan.

- Advertisement -

Sidoo kale waxuu ka hadlay in xilka uu iska casiley madaxweynhii Koonfur Galbeed Shariif Xassan oo ahaa guddoomiyhii golaha iskaashiga maamul-goboleedyada.

Isaga oo la hadlayay Idaacada Voa-da ayuu sheegay inay taasi qeyb ka tahay faragelinta dowladda Soomaaliya ku heyso Maamul Goboleedyada,isla markaana taasi ay keentay in dhaqaalihii Wadanka lagu bixiyo in lagu kala fogeeyo Maamul Gobolredyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts