HomeCaalamkaSawirro:Tababar loo soo xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya

Sawirro:Tababar loo soo xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Tababarkaan oo socday mudo todobaad ah ayaa waxaa Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoos loogu soo geba gabeeyay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Puntland.

Gaba gabadii ayaa loo qabtay xaflad ay ku soo bandhigayeen ciidanka waxyabihii ay ka faa’iidieeystaan intii u socday tababarka ay ku baranayeen gar gaarka dag daga ah ee loo fidiyo ciidanka ku jira furumiha dagaalka .

- Advertisement -

Saraakiishii munaasabada ka hadashay waxaa ka mid ahaa abaanduulaha guutada 11aad qaybteeda 43-aad  Col, Cabduqaadir Shiine,waxaan auu sheegay in tababarkaan uu ahaa mid muiimad weyn u lahaa Ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland.

Wasiirka Caafimaadka Dowlad goboleedka jubbland Mursal Maxamed Khaliif ayaa sheegay in Wasaaradu ay mar waliba diyaar u tahay in sare loo qaado caafimaadka Ciidamada Qalabka sida iyo sidii loo bari lahaa Ciidamada gurmadka deg dega ah.

Taabarkaan waxaa qabanyaya oo soo qaban qaabiyay Hay’adda Bisha,Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland,waxaana ay ciidamu ku qaateen halkaas arrimo ku saabsan gurmadka deg dega ah.

- Advertisement -

Latest stories