HomeCaalamkaSawirro:-41 Sanno kadib Diyaarada Itoobiya Airlines oo ka soo degtay Muqdisho

Sawirro:-41 Sanno kadib Diyaarada Itoobiya Airlines oo ka soo degtay Muqdisho

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Duulimaadkii ugu horeeyay ee toos ah 41 Sanno kadib ayaa Maanta dib ugu bilaawday Muqdisho iyo Adis Ababa oo ah Caasimadda dalka Itoobiya. Diyaarada Itoobiya Airlines duulimaadkeedii ugu horreeyay ee gancsi ah ayaa Maanta oo Jimco ah waxa ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Qorshaha diyaarada Itoobiya Airlines ay Maanta ku […]

- Advertisement -

Duulimaadkii ugu horeeyay ee toos ah 41 Sanno kadib ayaa Maanta dib ugu bilaawday Muqdisho iyo Adis Ababa oo ah Caasimadda dalka Itoobiya.

Diyaarada Itoobiya Airlines duulimaadkeedii ugu horreeyay ee gancsi ah ayaa Maanta oo Jimco ah waxa ay ka soo degtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho.

- Advertisement -

Qorshaha diyaarada Itoobiya Airlines ay Maanta ku timid Muqdisho ayaa dhawaan soo ifbaxay,waxana uu noqonayaa duulimaadkii ugu horeeyay ee Muqdisho iyo Adis Ababa 41 Sano kadib Itoobiya Airlines ay sameyso.

Duulimaadka Itoobiya Airlines ku timid Muqdisho ayaa ah mid Caalami ah,waana Shirkadii labaad,iyada oo ay horay u jirtay  Shirkadda diyaaradaha ee Turkish Airlines.

Munaasabad lagu daahfurayay duulimaadka Shirkada Itoobiya Airlines ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Muqdisho,waxan aka qeyb galay Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Xukuumadda Soomaaliya,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyin kale.

Latest stories