HomeCaalamkaSawirro:-Askar ka hortimid Amarka Maamulka Jubbaland oo xukun lagu riday

Sawirro:-Askar ka hortimid Amarka Maamulka Jubbaland oo xukun lagu riday

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa xukuno kala duwan Maanta ku riday 13 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Maamulkaas balse ka hortimid Amaro ka soo baxay Madaxweyne Axmed Madoobe.

Ciidamadaan 13 ah ayaa waxaa ku jira saraakiishii hoggaamineysay,waxaana dhawaan lagu soo qabtay howlgal dagaal isku bedelay oo dhawaan ka dhacay Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

- Advertisement -

13 Eedaysane ayaa Maanta lahor-keenay Maxkamadda,waxaana  mid ka mid ah oo lagu eedeeyay dilka Nabadoon Xasan Goolo lagu xukumay dil toogasho ah,halka Saddex ka mid ah saraakiishii hogaamineysay lagu xukumay min Saddex Sano oo Xabsi ah.

Sidoo kale 7 ka mid ah Ciidamadaas ayaa waxaa lagu xukumay min 2 Sanno oo Xabsi ah,sidoo kale waxaa Xabsiga laga siidaayay laba ka mid ah Ciidamadaas oo lagu sheegay in wax dambi ah lagu waayay,sida uu sheegay garsooraha koobaad maxkamadda G/dhexe Bashiir Maxamuud Xareed.

Latest stories