HomeWararSawirro:-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Deeq soo gaarsiiyay Gobolka Sool

Sawirro:-Madaxwaynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Deeq soo gaarsiiyay Gobolka Sool

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Maxamuud Cagjar ayaa markii ugu horeysay waxa uu deeq kala dwuan soo gaarsiiyay deegaano ka tirsan gobolka Sool oo ay dagaal beeleedyo ka dhaceyn.

Deeqdaan ayaa sigaar ah waxaa loogu talo galay dadka ay dhibaatada ka soo gaaraty dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool,waxan aay isugu jirtay Daawo iyo raashinka noocyadiisa kala duwan.

Qaar ka mid ah waxgaradka Goolka Sool ayaa deeqdaas waxa ay uga mahad celiyeen Madaxweyne Mustafe Cagjar,iyaga oo ku baaqay in sidaas iyo si la mid ah loogu soo gurmado.

Deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool ayaa waxaa ku dagaalamay laba maleeshiyo beeleed,waxaana jirtay in dadka badi ay ka barakaceen.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories