HomeWararSawirro:-Gaadiid laga shakiyay oo lagu qabtay Cadaado

Sawirro:-Gaadiid laga shakiyay oo lagu qabtay Cadaado

Date:

Related stories

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Wararka naga soo gaaraya Magaalda Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in koontorool ku yaalla Magaaladaas lagu qabtay Gawaari nooca Xumuulka qaada oo laga shakiyay. Gawaaridaas oo gaaraya lix,isla markaana ah kuwa Xumuulka qaada ayaa waxaa Gacanta ku haya Ciidamo boolis ah iyo maleeshiyad ku sugan Cadaado. Warar leysla dhexmaraya ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaadiidkaas […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalda Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in koontorool ku yaalla Magaaladaas lagu qabtay Gawaari nooca Xumuulka qaada oo laga shakiyay.

Gawaaridaas oo gaaraya lix,isla markaana ah kuwa Xumuulka qaada ayaa waxaa Gacanta ku haya Ciidamo boolis ah iyo maleeshiyad ku sugan Cadaado.

- Advertisement -

Warar leysla dhexmaraya ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaadiidkaas looga shakiyay inay wadaan Hub ku socda Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

Gawaarida ayaa ka yimid Magalada Gaalkacyo,balse markii ay marayeen koontorool ku yaalla duleedka Cadaado,waxa celiyaya Ciidamada,waxana lafilayaa in baaritaan lagu sameeyo ayuu yiri Wariye ku sugan Magalada Cadaado.

Madaxda Sare ee Maamulka Galmudug  iyo kan degmada Cadaado weli kama hadlin,waxaana Maanta aad looga hadal hayaa Magalada Cadaado.

- Advertisement -

Latest stories