HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo u digtay musharixiinta Madaxweynaha Maamulkaas

Dhageyso:-Puntland oo u digtay musharixiinta Madaxweynaha Maamulkaas

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa la filayaa inay ka dhacdo doorasho 2019,waxaana halkaasi gaaraya maalmihii lasoo dhaafay musharaxiin badan oo u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland. Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay soo dhaweynayan Musharaxiinta kala duwan ee soo gaaraya puntland ,isla markaana […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa waxaa la filayaa inay ka dhacdo doorasho 2019,waxaana halkaasi gaaraya maalmihii lasoo dhaafay musharaxiin badan oo u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay soo dhaweynayan Musharaxiinta kala duwan ee soo gaaraya puntland ,isla markaana amnigooda uu maamulka puntland ay mas’uul ka yahay.

- Advertisement -

Wasiir Qarjab ayaa tilmaamay in marnaba Puntland ogolaan doonin hub culus iyo Gaadiidka dagaalka oo fowdo iyo rabsahda abuuri kara in magalada lala soo galo,isaga oo uga digay musharixiinta.

Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa tilmaamay inay Puntland ay difaac uga jirto Al-shabaab iyo ururka Daacish,isla markaana looga baahan yahay in laga wada qeyb qaato sidii looga hortigi lahaa weerada ka imaada dhacyadaasi oo aan lagu Mashquulin doorashada.

Hoos Ka Dhageyso Codka wasiirka Warfaafinta Puntland.

Latest stories