HomeMaqalDhageyso:-Kenya oo soo bandhigtay qodob lagu xalin karo muranka Badda

Dhageyso:-Kenya oo soo bandhigtay qodob lagu xalin karo muranka Badda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hoggaamiyaha aqlabiyada Barlamaanka Kenya Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay dacwada dhinaca badda ah ee u dhaxeeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo waxa xal u noqon kara murankaas. Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin dalal deris ah,isla markaana ay ka dhaxeyso Saaxiibtinimo Siyaasadeed oo dhinac walba. Hayeeshee Xildhibaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha aqlabiyada Barlamaanka Kenya Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa ka hadlay dacwada dhinaca badda ah ee u dhaxeeysa Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo waxa xal u noqon kara murankaas.

Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ay yihiin dalal deris ah,isla markaana ay ka dhaxeyso Saaxiibtinimo Siyaasadeed oo dhinac walba.

- Advertisement -

Hayeeshee Xildhibaan Aadan Barre Ducaale ayaa qaba in hab diblumaasiyadeed lagu xaliyo muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya kaas oo gaaray in Soomaaliya ay dacwad u gudbiso Maxkamada Cadaalada Aduunka ee ICJ.

Dowladda Soomaaliya ayuu sheegay in markii hore ay dacwada bilaawday balse Kenya ay mar walba diyaar u tahay in hab Siyaasadeed muran kaas xal looga gaaro.

Kenya ayaa waxaa Soomaaliya ka jooga Ciidamo farabadan oo ku howlgalla Magaca AMISOM,waxaana dacwadda dhinaca Badda la xiriirta ay soo bilaabatay xilligii dowladii uu hoggaaminayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Aadan Barre Ducaale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts