HomeCaalamkaMaydkii Saxafigii Jamaal Khashoggi oo la sheegay in Aashito lagu baabi'iyey

Maydkii Saxafigii Jamaal Khashoggi oo la sheegay in Aashito lagu baabi’iyey

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
Yasin Aktay oo ah La-taliyaha Madaxweynaha Turkiga waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu maanta siiyey Wargeyska Hurriyet ee ka soo baxa Turkiga.
Waxa uu xusay in Sirdoonkii Sacuudiyaanka ee dilay Saxafigaasi jarjareen maydkiisa, si aan loo helin raad-raaca baarista maydkiisa.
Hadalkaasi ayaa ku soo beegmay iyadoo ay Baarayaasha Turkiga weli ku guda jiraan baaritaanka kiiskaasi.
Dhinaca kale, Amiir Maxamed Bin Salmaan-ka Sacuudiga waxa laga soo xigtay in Saxafigaasi ahaa Islaamiste khatar weyn ku ah Sacuudiga, waa sida uu hadalka u dhigay.
Qoyska Saxafiga la dilay oo la hadlay Wargeyska The Washington Post waxay beeniyeen hadalka Dhaxal-sugaha Sacuudiga.
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories