HomeWararCiidanka ammaanka oo howlgallo ka sameeyay inta u dhexeysa Balcad iyo Xamar

Ciidanka ammaanka oo howlgallo ka sameeyay inta u dhexeysa Balcad iyo Xamar

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Howlgalka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga hortagi lahaa kooxaha burcadda ah ee dhibaateynaya shacabka deegaannada Hirshabeelle isaga kala goosha, waxaana ciidanka booliska ee Degmada Balcad ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan tiro ka mid ah kooxaha dhaca u geystay dadka musaafurka ah. Mas’uuliyiinta maamulka Degmada Balcad ayaa sheegay in goor dhaw ay faah faahin […]

- Advertisement -

Howlgalka ayaa ujeedkiisu ahaa sidii looga hortagi lahaa kooxaha burcadda ah ee dhibaateynaya shacabka deegaannada Hirshabeelle isaga kala goosha, waxaana ciidanka booliska ee Degmada Balcad ku guuleysteen inay gacanta ku soo dhigaan tiro ka mid ah kooxaha dhaca u geystay dadka musaafurka ah.

Mas’uuliyiinta maamulka Degmada Balcad ayaa sheegay in goor dhaw ay faah faahin ka bixin doonaan tirada lagu soo qabtay howlgalkaasi, waxaana ay intaa ku dareen inay joogtaynayaan howlgallada ka dhanka ah kooxaha burcadda si loo xaqiijiyo ammaanka Waddada isku xirta Balcad iyo Xamar.

Latest stories