HomeWararSawirro:-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo taageero u muujiyay Musharax laftagareen

Sawirro:-Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo taageero u muujiyay Musharax laftagareen

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Maanta Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ka dhacday munaasabad uu musharaxnimadiisa ku soo bandhigayay Candi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) oo ahaa wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya. Munaasabada waxaa ka qeyb galay oo goobjoog ka ahaa wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya,waxaana ka mid ahaa wasiirka Gaashaandhiga Xasan Cali(Amar dambe) wasiir ku xigeenka Wasaaradda […]

- Advertisement -

Maanta Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ka dhacday munaasabad uu musharaxnimadiisa ku soo bandhigayay Candi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) oo ahaa wasiirka Tamarta iyo Biyaha ee Xukuumadda Soomaaliya.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay oo goobjoog ka ahaa wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya,waxaana ka mid ahaa wasiirka Gaashaandhiga Xasan Cali(Amar dambe) wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Xildhibaano Federaalka iyo kuwa Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Wasiirada iyo Xildhibaanada ka qyeb galay kulanka ayaa dhamaantood waxa ay goobta ka sheegeen inay aad u taageersan yihiin musharax Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis laftagareen.

Musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Siyaasiyiinta ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa ay dowladda Federaalka ku eedeynayeen in dowladda Soomaaliya ay wadato musharixiin gaar ah,waxana xusid mudan in laftagareen iyo talihii hore ee NISA magalada Baydhabo loo geeyay Gawaarida aan xabada Karin.

Latest stories