HomeCaalamkaSawirro:-Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo Maanta Muqdisho ka furmaya

Sawirro:-Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo Maanta Muqdisho ka furmaya

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa Maanta markii ugu horeysay ay martgelineysaa,isla markaana lagu qabanayaa  Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ay ka qeyb galayaan Madaxda in ka badan 15 wadan.

Shalay Muqdisho waxaa soo gaaray wafdi hordhac u ah wufuud kala duwan oo ka socota Wadamada Islaamka oo Maanta la filayo inay soo gaaraan Magalada Muqdisho si ay shirkaasi uga qeyb galaan.

Shirarkii 44aad iyo 45aad ee Wasiirada arrimaha Dibada Ururka Iskaashiga Islaamka ee lagu kala qabtay magaalooyinka Abidjan ee dalka Ivory Coast iyo magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh ayaa horay loogu go’aamiyay in shirkaasi lagu qabto Caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Kaaliyaha xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka,Danjire Hishaam Yuusuf ayaa sheegay in muhiimada shirkaan uu yahay taageerida Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka soo baxeysa dhibaatooyin horay u soo maran,isla markaana ay tusayaan inay garab taagan yihiin oo ay wax la qabsanayaan.

Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka iskaashiga Islaamka ayaa ka kooban Dalalka kala ah dalalka Azerbaijan, Brunei, Djibouti, Egypt, Gabon, Iran, Kuwait, Malaysia, Pakistan, Qatar, Saudi Arabia, Sudan, Turkey, UAE, Yemen.

Hoos ka Daawo Sawirrada Goobta Shirka Maanta lagu qabanayo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories