HomeCaalamkaSawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sirasmi ah u furay Shirka…

Sawirro:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sirasmi ah u furay Shirka…

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Magalada Muqdisho waxa ka socda Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC,waxana furay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Shirkaa ayaa waxaa ka qeyb galaya oo goobjoog ka ah xubnaha Guddiyada joogtada ee Ururka Iskaashiga Islaamka ee ah 15-ka dal ee Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo hadal ka jeediyay shirka ayaa sheegay in shirkaan uu yahay markii ugu horeysay ee lagu qabto Soomaaliya,taasina ay ku timid dadaal ay sameysay Xukuumadda Soomaaliya.

Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee OIC ayaa la aas aasay bishii September ee sanadkii 2007,waxaana shirkooda looga hadli doonaan siiwadida taageerada ay siinayaan Soomaaliya.

Latest stories