HomeCaalamkaSawirro:-Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo ka qeyb galaya Shirka Hay’adaha Socdaalka

Sawirro:-Wafdi ka socda Dowladda Somalia oo ka qeyb galaya Shirka Hay’adaha Socdaalka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgaley shirka Hay’adaha Socdaalka ee wadamada dhaca Geeska Afrika oo ka  socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkaan oo looga hadlayo isku socodka iyo Xuduudaha ayaa waxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Hay’adaha Socdaalka ee wadamada Tanzania, Kenya, Uganda, Ethiopia, Djibouti, Sudan iyo South Sudan, waxaana shirka soo qabanqaabiyey Hay’adda Socdaalka Adduunka.

- Advertisement -

Ujeeddada shirkaan ayaa ah iskaashi joogto ah oo laga yeesho socdaalka iyo fududeynta isku socodka. Wadamada shirka ka qeybgaley ayaa ah wadamada inta badan muwaadiniinta Soomaaliyeed ay u socdaalaan sababo kala duwan, iyada oo ay jiraan dhibaatooyin ay ku qabaan socdaalka wadamada Geeska Africa.

Wafdiga hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee shirka ka qeybgalaya ayaa soo bandhigey cabashooyinka la xariira socdaalka ee ay qabaan muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo wadashaqeyn la’aanta hay’adaha ay khuseyso. Sidoo kale wafdiga Soomaaliya ayaa kulamo doceed gaar ah la yeeshey madaxda socdaalada ee shirka ka soo qeybgaley.

Latest stories