HomeMaqalDhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo howlo burburin ah ka sameeyay Muqdisho+Sawirro

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir oo howlo burburin ah ka sameeyay Muqdisho+Sawirro

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta bilaabay burburinta Guryo ay ku sheegeen in sisharcidarro ah loo dhisay oo ay u soo galeen wadooyinka ku yaalla degmada waaberi.

Goobta burburinta ayaa waxaa ku sugnaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir,guddoomiye ku xigeenka Howlaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka degmada waaberi.

- Advertisement -

Guddoomiyaha degmada Waaberi Mahad Cilmi Cali ayaa sheegay in Maamulkooda uu ku howlan yahay dib u furida wadooyinka mara Xaafadaha degmadaas,isla markaana maanta ay bur buriyeen  dhismaha Guri siharcidarro ah looga dhex dhisay mid ka mid ah wadooyinka degmadaas.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cimaan Yariisow ayaa sheegay in uu dhamaaday waqtigii isla xisaabtan la’aanta,isla markaana aan la ogolaan doonin in dhul sisharcidarro ah loo dhisto.

Hoos Ka Dhageyso Codadka burburinta ee Maanta.

- Advertisement -

na yahay dib u furida wadooyinka mara Xaafadaha degmadaas,isla markaana manta ay bur buriyeen  dhismaha Guri siharcidarro ah looga dhex dhisay mid ka mid ah wadooyinka degmadaas.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cimaan Yariisow ayaa sheegay in uu dhamaaday waqtigii isla xisaabtan la’aanta,isla markaana aan la ogolaan doonin in dhul sisharcidarro ah loo bur buriyo.

Hoos Ka Dhageyso Codadka burburinta ee Maanta.

 

Latest stories