HomeCaalamkaItoobiya oo markii ugu horeysay Dayax Gacmeed hawada u direysa

Itoobiya oo markii ugu horeysay Dayax Gacmeed hawada u direysa

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

War ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Addis-ababa ay  sanadka 2019 hawada sare ay u diresyo dayax-gacmeedki ugu horreeyey oo uu dalkaasi yeesho,sida xaqiijiyaya xafiiska isgaarsiinta ee dalka Itoobiya waxaa talaabadan iska kaashaday khubaro ka kala socoda Shiinaha iyo Itoobiya. Dr Selemon Belay oo isagu ah hoggaanka machadka qaabilsan arrimaha teknooljiyadaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ka soo baxay Dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Addis-ababa ay  sanadka 2019 hawada sare ay u diresyo dayax-gacmeedki ugu horreeyey oo uu dalkaasi yeesho,sida xaqiijiyaya xafiiska isgaarsiinta ee dalka Itoobiya waxaa talaabadan iska kaashaday khubaro ka kala socoda Shiinaha iyo Itoobiya.

Dr Selemon Belay oo isagu ah hoggaanka machadka qaabilsan arrimaha teknooljiyadaha ee dalkaasi Itoobiya ayaa ku tilmaamaya talaabadan sameynta dayax gacmeedkan inuu yahay horumar,islamarkaana uu heer geba gebo ah haatan marayo.

- Advertisement -

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Dayax-gacmeedkan cusub loo adeegsan doonaa dabagalka iyo uruurinta xogaha la xiriira beeraha, biyaha, macdinta iyo horumarinta magaalooyinka,waxaa sidoo kale ay dowladdu sheegtay in si rasmi ah loo dirayo 2019.

Wuxuu Dayax-gacmeedkan oo hawada sare loogu dirayo gudaha dalka Shiinaha lafilayaa in uu Itoobiya ku soo gaaro muddo kooban oo gaaraysa 4 maalmood gudahooda,sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta dalkaasi.

Talaabadan ayaa ka dhigaysa dalka Itoobiya in uu kamid noqdo wadamada Afrika ee Dayax-Gacmeedka Hawada sare u diray,iyadoo ay jiraan wadamo ka horeeyey waxaana kamid ah DowladahaMasar,Koonfur Afrika,Kenya,Angola,Nigeria,Ghana,waxaana dayaxgacmeedkan la sheegay in awoodiisu ay dhantahay in 54 maalmood uu ku koobon dunida oo dhan,halka Itoobiyana uu ku imaankaro oo qura 4 maalmood gudahooda.

- Advertisement -

Xigasho Sonna

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts