HomeWararDagaal culus oo ka dhacay Gobolka Sool & Ciidamo ka tirsan Soomaaliland...

Dagaal culus oo ka dhacay Gobolka Sool & Ciidamo ka tirsan Soomaaliland oo gaaray

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saakay waaberigii dib uga bilaawday deegaanka dhumay ee gobolka Sool kaas oo la sheegay inuu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed,kuwaas oo dhowr mar ku dagaalamay deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool. Wali lama sheegin khasaaraha ka dhashay […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saakay waaberigii dib uga bilaawday deegaanka dhumay ee gobolka Sool kaas oo la sheegay inuu geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed,kuwaas oo dhowr mar ku dagaalamay deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

- Advertisement -

Wali lama sheegin khasaaraha ka dhashay dagaalkaas,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in ay weli maqlayaan rasaas goos goos ah.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Goordhow deegaanka dhumay ay gaareen Ciidamo ka tirsan kuwa Soomaaliland si ay u kala dhex galaan maleeshiyaadka dagaalamaya.

Latest stories