HomeCaalamkaSawirro:-Soomaali laga soo celiyay dalka dibadiisa oo Muqdisho soo gaartay

Sawirro:-Soomaali laga soo celiyay dalka dibadiisa oo Muqdisho soo gaartay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Muwaadiniintaan Soomaaliyeed oo saakay laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku jireen xarun qaxooti oo loogu magac daray Sheraghab, kuna taalla dalka Sudaan.

Kadib xiriir iyo wadashaqeyn oo dhexmartay Dowladda Soomaaliya, Dowladda Sudaan iyo UN-ka ayaa suurtagelisey in Muwaadiniintaan maanta dalkooda ku soo noqdaan,kuwaas oo gaaraya 56 oo qaar ka mid ah ay Carruur yihiin.

- Advertisement -

Muhaajiriintaan oo la sheegay in ay si iskood ah u codsadeen in ay dalkooda dib ugu soo laabtaan ayaa waxaa ay ugu horreyntii la kulmeen Hay’adda UNHCR oo xogtooda u soo gudbisay Safaaradda Soomaaliya ee dadka Suudaan iyo IOM.

Dowladda Soomaaliyeed o ay hoggaamiyaan Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa horay ugu guuleystay in dalkooda ay ku soo celiyaan muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku dhibaateysnaa qaar ka mid ah wadamada Caalamka.

Xaquuqda Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee dibadda joogta ayaa Ra’iisul Wasaaraha u magacaabey Ergey Gaar ah ee Xakuumadda u qaabilsan arrimahaasi, Ambassador Mariam Yassin Hagi Yussuf oo ka soo shaqeysay in Muhaajiriintaan soo noqdaan ayadoo fulineysa amarka RW Kheyre, kaashaneysana Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan,  IOM iyo UNHCR.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale kaalinweyn ka qaatay inay fuliso Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo  Safaaradaha Soomaaliya u xilsaartay in ay fududeeyaan in Muhaajiriinta Soomaaliyeed ee dibadda ku dhibaateysan si dalkooda loogu soo celin lahaa.

Latest stories