HomeCaalamkaAkhriso Magacyada Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Akhriso Magacyada Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
- Advertisement -

Kulan ay Maanta Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay  ku yeesheen xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu Magacaabay Guddiga doorashada Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa Baarlamaanka horgeeyey Guddiga uu Magacaabay ee doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Guddiga oo ka kooban 27 Xubnood ayay xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ansixiyeen,waxana dhamaantood Guddigaas ay yihiin xildhibaano.

Guddigaan ayaa Shaqadoodu tahay diyaarinta iyo qaabeynta doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbee doo lagu wado inay dhacdo 17 Bisha soo socota ee November 2018.

Hoos Ka Akhriso  Magacyada Guddiga doorashada Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

 

Latest stories