HomeWararGawaarida Ciidamada AMISOM oo laba Ruux ku dilay degmada Balcad

Gawaarida Ciidamada AMISOM oo laba Ruux ku dilay degmada Balcad

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM saakay ay laba ruux ku jiireen Xaafad ka tirsan degmadaasi Balcad. Kolonyada Ciidamada AMISOM ayaa xilli ay marayeen Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad waxa ay jiireen laba Ruux oo watay Gaari Dameer,kuwaas oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM saakay ay laba ruux ku jiireen Xaafad ka tirsan degmadaasi Balcad.

Kolonyada Ciidamada AMISOM ayaa xilli ay marayeen Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad waxa ay jiireen laba Ruux oo watay Gaari Dameer,kuwaas oo ku wajahnaa degmada Balcad.

- Advertisement -

Dad ku sugan Xaafada Xaawa Taako ee degmada Balcad oo la hadlay Dalsan ayaa Magay sheegeen in labada ruux iyo Gaariyaasha dameerka ahaa oo ay wateen ay goobta ku geeriyoodeen.

Falkana ayaa ku soo aadaya xilli todobaadkii la soo dhaafay mid ka mid ah Gawaarida AMISOM uu dilay Gaari Dameer wadada marayay,kadib markii uu isaga cararay Ruuxii watay markii ay ku soo dhawaadeen Gawaarida AMISOM.

Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee Gobolkaas weli kama hadlin falka Ciidamada AMISOM gawaaridooda ku jiireen labada ruux.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts