HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiyaha G/Hiiraan oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka

Dhageyso:-Guddoomiyaha G/Hiiraan oo digniin u diray Hay’adaha Samafalka

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dahabageed) ayaa waxa uu digniin culus u diray Hay’adaha Samafalka ee xilligaan ka howlgalla degaano ka tirsan Gobolkaas. Waxa uu sheegay in Hay’adaha qaarkood aysan maamulada degmooyinka Gobolka Hiiraan kala tashan howlaha gargaarka ah ay fulinayaan,isla markaana degmooyinkii ay doonaan ay geeyaan. Waxa uu sheegay inaysan marnaba Gobolka Hiiraan […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dahabageed) ayaa waxa uu digniin culus u diray Hay’adaha Samafalka ee xilligaan ka howlgalla degaano ka tirsan Gobolkaas.

Waxa uu sheegay in Hay’adaha qaarkood aysan maamulada degmooyinka Gobolka Hiiraan kala tashan howlaha gargaarka ah ay fulinayaan,isla markaana degmooyinkii ay doonaan ay geeyaan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inaysan marnaba Gobolka Hiiraan ka howlgeli doonin Hay’adii wadatashi la’aan uga howlgasha Gobolkaasi Hiiraan,isl markaana holwaha gargaarka aan gaarsiin dhamaan degmooyinka.

Digniintaan uu guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u diray Hay’adaha samafalka ayaa ka dambeysay kadib kulan xasaasi ah uu kula qaatay mas’uulyiin ka socday Hay’adahaas Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Latest stories