HomeWararAkhriso:-Ciidamada dowladda oo Muqdisho ku toogtay Nin hubeysan

Akhriso:-Ciidamada dowladda oo Muqdisho ku toogtay Nin hubeysan

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saakay waxa ay Xaafada lagu Magacaabo Cali Shire oo ka tirsan degmada Holw-Wadaag ee Gobolkan Banaadir ku toogteen Nin ku hubeysnaa Qori AK47. Ninka ayaa dadka Xaafadaas waxa ay ku sheegeen in xilliyada qaar uu dadka ka dhici jiray Mobelada,waxaana uu ku labisnaa Dareeska Ciidamada Dowladda gaar ahaan […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa saakay waxa ay Xaafada lagu Magacaabo Cali Shire oo ka tirsan degmada Holw-Wadaag ee Gobolkan Banaadir ku toogteen Nin ku hubeysnaa Qori AK47.

Ninka ayaa dadka Xaafadaas waxa ay ku sheegeen in xilliyada qaar uu dadka ka dhici jiray Mobelada,waxaana uu ku labisnaa Dareeska Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Guutada 14 Oktoobar.

- Advertisement -

Sawiro la soo dhigay Baraha Bulshada ayaa muujinayay Ninka la dilay oo xiran tuutaha Ciidanka,isla markaana ay agta ka taallo Mooto Bajaaj ay dadka Xaafada Cali Shire ku sheegeen in markii uu dhaca geysto uu ku baxsan jiray.

Laba todobaad ka hor ayay aheyd markii Ciidamada Ammaanka Soomaaliya Gudaha Suuqa Bakaaraha ay ku dileen Nin hubeysnaa mid kalena ku dhaawaceen,kuwaas oo la sheegay in Ganacsatada Suuqaasi ay dhac u geysan jireen,waxaana mid ka mid ah uu ku labisnaa dareeska Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Latest stories