HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 17-ka bisha Octoober 2018 ayaa waxaa Xarunta Golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho kulankooda caadiga ahaa ku yeelanaya  Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah aqrinta koowaad ee hindise sharciyeedka bartilmaameysiga cunaqabateynta dhaqaalaha dalka sida ay Radio Dalsan u sheegeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

- Advertisement -

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Arbaco ah inuu jiro kulanka baarlamaanka.isla markaana looga baahan yahay inay soo xaadiraan.

Hindise sharciyeedka bartilmaameysiga cunaqabateynta dhaqaalaha dalka ayaa ah markii ugu horeysay ee lahor-keeno xildhibaanada Golaha Shacabka,iyada oo uu Maanta mari doono aqrinta koowaad.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories