HomeCaalamkaSacuudiga oo Mareykanka ku wareejiyay 100 Million oo Dollar

Sacuudiga oo Mareykanka ku wareejiyay 100 Million oo Dollar

Date:

Related stories

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...
Wargeyska New York Times ayaa maanta qoray in Lacagtaasi shalay ku soo dhacday Khasnada Dowladda Maraykanka.
Lacagtaas ayaa la bixiyey xilli uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mike Pompeo booqanayey Sacuudiga oo uu kula kulmay Boqor Salmaan iyo Dhaxal-suge Maxamed bin Salmaan (MBS).
Faahfaahin ka soo baxday Sacuudiga ayaa lagu sheegay in Lacagta ay Maraykanka inay tahay sidii loogu xoojin lahaa dadaalka Maraykanka ka wadaan dhulka Syria ee laga saaray Kooxda Daacish.
Si kastaba ha ahaate, Yabooha Lacageed ee boqolka million Dollar ayaa ku soo beegantay iyadoo aan weli jawaab loo helin dilka AUN Saxafiga Jamaal Khashoggi, kaasi oo bishan 2-dii lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaallada Istanbul ee dalka Turkiga.
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories