HomeMaqalDhageyso:-Ciidamo Gaar ah oo la wareegay Amniga Magalada Garoowe

Dhageyso:-Ciidamo Gaar ah oo la wareegay Amniga Magalada Garoowe

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland gaar ahaan kuwa xasilinta ayaa waxaa lagu wareejiyay Amniga Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal oo falal amnidario ay ku soo bateen.

Ciidamadaas xasilinta ayaa habeen walba waxa ay holwgallo kala duwan ka sameeyaan Xaafadaha Magalada Garoowe,waxaana inta badan ay bartilmaameed sadaan Dhalinyaro maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa dhaca mobelada.

- Advertisement -

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal Janeraal Muxudiin Axmed Muuse oo si KMG ah xilkaas u haya ayaa Ciidamada kula dardaarmay inay soo xiraan askarigii ciidamadaas isaga hara,isla markaana loo aqoonsado inuu yahay burcada dhibaatada ku heysa dadka Shacabka ah.

Waxa uu sheegay taliyaha in Amniga Magalada uu yahay mid hagaagsan kadib markii ay inta badan gacanta ku dhigeen dhalinyaradii dadka habeenadii mobelka ka dhici jiray.

Si kastaba Shacabka ku nool Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxa ay ka cabanayeen falal amnidarro oo ka jira Magalada iyo in xilliyada habeenkii dhac loo geysto.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Nugaal.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories