HomeWararDEG DEG:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shaqada ka joojiyay Wasiir ku lug yeeshay...

DEG DEG:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Shaqada ka joojiyay Wasiir ku lug yeeshay dhaqida Dollar been ahuur ah

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Shaqada ka joojiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Khaliif Diiriye Shaakuud.

Wasiir ku xigeenka oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa sababta Shaqada looga joojiyay lagu sheegay kadib soo jeedin ka timid Xeer Ilaaliyaha Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir.

Sababaha ugu weyn ee Shaqa joojinta Wasiir ku xigeenka oo ay Dalsan heshay ayaa ah in uu yahay xildhibaankii dhawaan Hay’adda NISA ay shaacisay in uu howlahooda u fududeynayay Shabakad ku howlaneed dhaqista Dollarka been abuurka ah oo lagu qabtay Garoonka Aadan Aadan-Cadde.

NISA ayaa Shabakada la qabtay waxa ay xilligaas ku sheegtay in xildhibaankaan uu u sahlayay fududeynta howsha ay wateen,sidaasina Maanta Shaqada looga joojiyay,waxaana haatan Su’aalo weeydiinaya Xeer Ilaalinta Qaranka Soomaaliya.

Waa Wasiirkii ugu horeeyay ee ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo Shaqada looga joojiyo arrimo la xiriira ku lug lahaanshaha Shabakad ku Shaqeysan jirtay dhaqida dollar been ahuur ah

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories