HomeWararDhageyso:-Taliska Booliska Somalia oo shaaciyey tirada Shilalkii Sanadkan ka dhacay Muqdisho

Dhageyso:-Taliska Booliska Somalia oo shaaciyey tirada Shilalkii Sanadkan ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen toradii ugu badneed ee shilalka ahaa oo Sanadkaan gudihiisa ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Shilalka ugu badan ayaa ahaa Mooto Bajaajta oo Magalada Muqdisho ay kumanaan Xabo ay ka holwgallan,waxaana shilalkaas sababeen dhimasho iyo dhaawac. Taliyaha Hoggaanka Ciidanka Taraafikada Gobolka Banaadir Janeraal Axmed […]

- Advertisement -

Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen toradii ugu badneed ee shilalka ahaa oo Sanadkaan gudihiisa ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Shilalka ugu badan ayaa ahaa Mooto Bajaajta oo Magalada Muqdisho ay kumanaan Xabo ay ka holwgallan,waxaana shilalkaas sababeen dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Taliyaha Hoggaanka Ciidanka Taraafikada Gobolka Banaadir Janeraal Axmed Xasan Maalin ayaa sheegay in Sanadkaan Gudihiisa uu dhacay 875 Shil oo 602 shil oo ka mid ah ay aheyd Mooto Bajaaj.

Hayeeshee uu sheegay in shilalkaas ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawac intaba,isla markaana ay isugu jiraan dhaawacyo culus iyo kuwo fudud.

Taliye Axmed Xasan Maalin ayaa sababaha shilalka Sanadkan ku soo batay Muqdisho ku sheegay in Darawalada qaarkood aysan aqoon Wadista Gaadiid iyo inay maraan wadada dhinac aysan ka laheyn,waxana uu ku eedeeyey inay sharciga bal maraan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha Hoggaanka Ciidanka Taraafikada Gobolka Banaadir.

Latest stories