HomeMaqalDhageyso:-Howlgal Miino Baaris ah oo ka Bilaawday deegaano hoostaga Jalalaqsi

Dhageyso:-Howlgal Miino Baaris ah oo ka Bilaawday deegaano hoostaga Jalalaqsi

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa ka wada deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur. Howlgalladaas ayaa la sheegay in lagula wareegay deegaano dhowr ah oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab. Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur oo la hadlay dalsan ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa ka wada deegaano hoostaga degmada Jalalaqsi ee Gobalka Hiiraan sida uu sheegay Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur.

Howlgalladaas ayaa la sheegay in lagula wareegay deegaano dhowr ah oo ay ku sugnaayeen dagaalyahanada Al-Shabaab.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi Ibraahim Madoobe Nuur oo la hadlay dalsan ayaa sheegay in intii uu hwolgalkas ocday dhulka laga saaray miinooyin ay ku aaseen Al-Shabaab,sidoo kalena qaarkood ay qarxiyeen.

Ciidankan howlgalka sameeyay ayaa ka baxay Degmada Jalalaqsi,iyaga oo isku maray Deegaano dhowr ah oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha degmada Jalalaqsi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts