HomeWararSawirro:-Wasiir Cawad oo sagootiyay Safiir Shaqo xileedkiisa ka idlaaday

Sawirro:-Wasiir Cawad oo sagootiyay Safiir Shaqo xileedkiisa ka idlaaday

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa quraac sharafeed u sameeyay Mudane Mohammed Yousuf Ibrahim Abdulmanan Safiirka Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ay ka idlaatay. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ammaanay dadaalada uu muujiyay Danjire Maxamed Yuusuf ee […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa quraac sharafeed u sameeyay Mudane Mohammed Yousuf Ibrahim Abdulmanan Safiirka Jamhuuriyadda aanu walaalaha nahay ee Suudaan u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ay ka idlaatay.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ammaanay dadaalada uu muujiyay Danjire Maxamed Yuusuf ee xoojinta xiriirka u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, isagoo xusay heerka uu gaaray xiriirka walaalnimo ee isku xira Soomaaliya iyo Suudaan, waxaanu u rajeeyay Safiirka inuu ku guuleysto howlaha kale ee cusub ee dowladdiisu u igman doonto.

- Advertisement -

Safiirka Suudaan ee waqtiga loo idmaday howsha diblomaasiyadeed ka idlaatay ayaa ka mahadceliyay taageerada uu la kulmay muddadii uu howsha diblomaasiyadeed u joogay Soomaaliya, isagoo bogaadiyay xiriirka dhinacyada badan leh ee labada dal u dhexeeya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories