HomeWararSawirro:- Qalbi Dhagax oo gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb

Sawirro:- Qalbi Dhagax oo gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa Saakay gaaray wefdi uu hogaaminayo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhadda ONLF waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maaamulka Galmudug iyo qeynaha kala duwan ee Buldhada Magaalada Dhuusa-mareeb. C/kariin ayaa loo gudbiyay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusa-mareeb waxaana […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa Saakay gaaray wefdi uu hogaaminayo C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Madaxda Jabhadda ONLF waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Maaamulka Galmudug iyo qeynaha kala duwan ee Buldhada Magaalada Dhuusa-mareeb.

C/kariin ayaa loo gudbiyay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ee Magaalada Dhuusa-mareeb waxaana halkaas uu saacadaha soo socda kulamo kula qaadan doonaan Madaxa Xukuumadda Galmudug iyo Masuuliyiin kale,hadal kooban oo Warbaahinta uu siiyay ayuu ku sheegay in uu ku faraxsanyahay imitinkiisa Magaalada Dhuusa-maree waxaana uu ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay.

- Advertisement -

Qalbi Dhagax ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa uu ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug isaga oo halkaas kula kulmay Odayaasha dhaqanka iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Puntland.

Latest stories