HomeMaqalDhageyso:-Madaxda Shirkadii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca teegeerada Dowladda...

Dhageyso:-Madaxda Shirkadii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca teegeerada Dowladda oo la kulmaya…

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dhawaan waxaa Hay’ada Farsight Africa Research oo kaashaneysa hay’ad Caalami ah oo la yiraahdo IPSOS waxa ay soo bandhigeen kalsoonida xilligaan Shacabka ku qabaan Madaxda Dowladda ugu sareysa sida Ra’iidul Wasaaraha dalka,kadib cilmi baaris ay sameeyeen. Hadaba Madaxda Hay’addii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca taageerada Madaxda Dowladda ayaa waxa ay sheegeen inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhawaan waxaa Hay’ada Farsight Africa Research oo kaashaneysa hay’ad Caalami ah oo la yiraahdo IPSOS waxa ay soo bandhigeen kalsoonida xilligaan Shacabka ku qabaan Madaxda Dowladda ugu sareysa sida Ra’iidul Wasaaraha dalka,kadib cilmi baaris ay sameeyeen.

Hadaba Madaxda Hay’addii Cilmi Baarista ku soo bandhigtay hoos u dhaca taageerada Madaxda Dowladda ayaa waxa ay sheegeen inay cadaadis xooggan kala kulmayaan dowladda iyo mucaaradka intaba.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Hay’adda Cabdirisaaq Maxamed Aadan ayaa waxa uu sheegay in daraasadaas laga sameeyey Magalooyinka Garoowe, Muqdisho, Cadaado, Beledweyne iyo Magaalooyin kale.

Isaga oo la hadlayay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu sheegay in xilligaan ay eedeyn kala kulmayaan Dowladda iyo Mucaaradka dowladda intaba.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Hay’adda Cabdirisaaq Maxamed Aadan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts