HomeWararMuqtaar Roobow oo lagu soo dhaweeyey Magalada Baydhabo

Muqtaar Roobow oo lagu soo dhaweeyey Magalada Baydhabo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab balse ka baxay,isla markaana isku-soo dhiibay dowladda federaalka Soomaaliya. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed,qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada baydhabo ayaa siweyn Maanta muqtaar roobow ugu soo dhaweeyey Magalada Baydhabo. Muqtaar roobow ayaa waxa […]

- Advertisement -

Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa gaaray Muqtaar roobow Cali Abuu Mansuur oo horay uga mid ahaa hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab balse ka baxay,isla markaana isku-soo dhiibay dowladda federaalka Soomaaliya.

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka koonfur Galbeed,qeybaha kala duwan ee Bulshada Magalada baydhabo ayaa siweyn Maanta muqtaar roobow ugu soo dhaweeyey Magalada Baydhabo.

- Advertisement -

Muqtaar roobow ayaa waxa uu ka mid yahay mushariixinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee la filayo in doorashada ay dhawaan ka dhacdo Magalaa Baydhabo.

Goordhow la socda Sawirada soo dhaweynta.

Latest stories