HomeWararGud. Gobolka Hiiraan oo amray in Calanka Somalia laga taago Iskuulada Baladweyne

Gud. Gobolka Hiiraan oo amray in Calanka Somalia laga taago Iskuulada Baladweyne

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar( Dabageed) ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu amar dul-dhigay Maamulada Iskuuulada ku yaalla Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Dhammaan Maamulayaasha Iskuulada Baladweyne ayaa lagu amray in laga bilaabo Taariikhda 3/10/2018 oo shalay aheyd amarkaas ay dhaqan geliyaan,isla markaana Iskuulada looga baahan yahay inay ka taagaan […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar( Dabageed) ayaa Warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu amar dul-dhigay Maamulada Iskuuulada ku yaalla Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Dhammaan Maamulayaasha Iskuulada Baladweyne ayaa lagu amray in laga bilaabo Taariikhda 3/10/2018 oo shalay aheyd amarkaas ay dhaqan geliyaan,isla markaana Iskuulada looga baahan yahay inay ka taagaan Calanka Somalia iyo kan Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Wareegtadaan oo uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu sheegay in cid allaala cidii amarkan fulin weysa tallaabo sharci ah laga qaadi doono.

Hoos Ka Akhriso wareegtada oo dhameystiran.

Latest stories