HomeWararDoorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo la qabanayo

Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo la qabanayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa Galabta gaartay wafdi ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey). Mas’uulyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland  ayaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe ku soo dhaweeyey,waxana ay faah faahin ka bixisay ujeedka safarka ay Maanta ku tagtay Magalada Garoowe. Xaliimo Yareey ayaa shegtay in […]

- Advertisement -

Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal Puntland waxa Galabta gaartay wafdi ay hoggaamineysay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil(Xaliimo Yareey).

Mas’uulyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Puntland  ayaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe ku soo dhaweeyey,waxana ay faah faahin ka bixisay ujeedka safarka ay Maanta ku tagtay Magalada Garoowe.

- Advertisement -

Xaliimo Yareey ayaa shegtay in ujeedka ay u timid Garoowe ay tahay doorashada kursi ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka oo deegaan doorashadiisu ay tahay dowlad Goboleedka Puntland.

Waxa ay sheegtay in ergadii dooran laheyd Kursiga banaan loo soo gudbiyey,sidoo kalena ay kursigaa isku-soo sharaxeen ilaa laba musharax.

Kusigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa baneeyey,isla markaana dhawaan iska casilay Ex-Xildhibaan Dhahar Cali Faarax.

Latest stories