HomeWararGolaha Aqalka Sare oo War saxaafadeed ka soo saaray Khilaafka Galmudug

Golaha Aqalka Sare oo War saxaafadeed ka soo saaray Khilaafka Galmudug

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saaray Xaaladda dawlad goboleedka Galmudug iyo is af garan waaga ka dhex jira Madaxda sare ee Maamulkaasi. Fadhigii 17aad, farqadiisa 2aad oo maanta ay yeesheen Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka sare ayaa waxay soo saareen war murtiyeedka hoos ku xusan:

- Advertisement -

Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saaray Xaaladda dawlad goboleedka Galmudug iyo is af garan waaga ka dhex jira Madaxda sare ee Maamulkaasi.

Fadhigii 17aad, farqadiisa 2aad oo maanta ay yeesheen Guddiga joogtada ah ee golaha Aqalka sare ayaa waxay soo saareen war murtiyeedka hoos ku xusan:

- Advertisement -

Latest stories