HomeWararGaari Qaad siday oo lagu weeraray duleedka degmada Balcad

Gaari Qaad siday oo lagu weeraray duleedka degmada Balcad

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Gaariga qaad siday lagu weeraray deegaanka Ilbiq oo u dhow Tuulada gololeey ee degmada Balcad. Gaarigaan oo ka tegay Magalada Muqdisho ayaa qaadka u waday Magalada jowhar,waxana la sheegay in rag hubeysan ay wadada u galeen,isla markaana ay rasaaseeyeen. Weli lama oga khasaaraha […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in Gaariga qaad siday lagu weeraray deegaanka Ilbiq oo u dhow Tuulada gololeey ee degmada Balcad.

Gaarigaan oo ka tegay Magalada Muqdisho ayaa qaadka u waday Magalada jowhar,waxana la sheegay in rag hubeysan ay wadada u galeen,isla markaana ay rasaaseeyeen.

- Advertisement -

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay rasaasta lagu furay gaarigaas,waxana wararka qaar ay sheegayaan in dadkii saarnaa oo Ganacsatada qaadka ahaa ay dhaawacmeen.

Mas’uliyiinta Maamulka degmada Balcad iyo kan Gobolka Shabeellaha Dhexe kama hadlin weerarkaan ka dhacay duleedka degmada Balcad.

Latest stories